28th November 2024 admin Category :
Daawo shacab aan hubaysnayn oo ay Nolosha ku gubeen maamulka SNM iyo maleeshiyaad ka soo jeeda gobolka Sool oo dhowaan lagu tababaray Oog,
Dilka iyo xasuuqa ka dhacay degaanka Dhumey waxa ka danbeeya waa Muuse Biixi iyo Ina Kaahin oo horay denbiyadan oo kale uga soo sameeyey Soomaaliya