28th November 2024 admin Category :
Maamul Goboleedka Hargeeysa oo 27 sanno ka hor iskood isku calleemo saaray ayaa shalay soo qabanqaabiyey kullan ay ogga hadlayeen wixii u qabsoomay 27kii sanno ee maamulkaas uu jiray. Siyaasiyiin maamulkaas oo aan shacabkooda hal run ah aan u sheegin ayaa shalay sheegay in ay wax badan qabteen.
Hadaba, Arrimaha Dhabta ah ee u qabsoomay Maamul Goboleedka Hargeeysa ayaa ah sidata:
Cisbitaalo Dayacan IYO DARYEEL XUMMO
IIBSASHADA IYO DHACA HANTIDA SHACABKA
BIYO LA’AAN BAAHSAN
WADOOYIN XUMMO
CABURINTA SHACABKA IYO XABSID AAN SABAB LAHEEN
https://youtu.be/gbZSTpIJAHE
QABYAALAD
https://youtu.be/0gRu88k2Otk
DOORASHOOYINKA OO LAGU SHUBTAY
HADABA SHACABKA WAA INEEY FAHMAAN IN SIYAASIYIINTA MEESHAN KU LACAG URURSADAA AYSAN WAX NAF AH U HEEYN, SHACABKUNA WAXEEY DAN UGGU JIRTAA SOOMAALI WEEYN INEEY DHINAC KA SOO RAACAAN.