23rd October 2024  admin  Category :

Mid ka mid labadii darwiish  ee reer Khaatumo  ee xilka looga qaaday si loo raali geliyo beesha SNM, ayaa warbaahinta ka hadlay

Wasiir Faysal Falaalug wuxuu ahaa wasiirkii kaliya ee ka hortagay diwaangalinta gobolka sool hawlgalo uu ka sameeyay gudaha magaalada laascaanood ku qabqabtay sanaaduuqdii iyo agabkii kale, aniguna waxaan ahaa wasiirkii loo xilsaaray in gobolka cayn aysan ka qabsoomin diwaangalinta labadeenu waan ku guulaysanay, hawlgaladaa waxaa xigay xil ka qaadis uu nagu sameeyay cali khaliif wixii fasiraad ah waxaan u daynaynaa shacabka khaatumo “Wasiirkii hore ee arimaha gudaha”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*