28th December 2024 admin Category :
Beelaha Soomaaliyeed ee Madhibaan iyo Isaaq oo isuguĀ hub urursanaya gobolada waqooyiga Sioomaaliya
Suldaan ka mid ah salaadiinta beesha Madhibaan oo maanta warbaahinta kula hadlaayey gudaha magaalaa hargaysa ayaa ku dhawaaqay dagaal iyo in ay samaysanayaan jabhada.