30th April 2024  admin  Category :

Maxamed Cumar Carta. oo xubin ka noqday madasha Qaranka si uu xildhibaanadda Sool iyo Sanaag uGu gacan geliyo beeshiisa SNM

Shirkii madasha Qaranka ee ka socday  Muqdisho  ayaa soo gebageboobey , waxaana  lagu heshiiyey in Xildhibaanada ka mid noqonaya  Aqalka sare, eee Baarlamaanka Soomaaliiya, ay Soomaali wax ku  qaybsato 18ka  Gobol  . Gobol kasaana sida  DasuurKa ku qorani  uu ka  helo Aqalka sare sadex Xildhibaan  , Taasina  waxay meesha ka saaraysaa damacii iyo  boobkii maamulka SNM ay ku doonayeen inay xildhibaanada  gobolka sanaag  ee Aqalka sare ay iyagu bililiqaystaan oo ku dhacaan magaca Ra’isawasaare ku xigeen. 18 gobol ee Soomaaliya ee Xildhibaanada Aqalka sare  lagu qaybsanayo ama laga soo xulayo,   ayaa reer Maakhir waxay sharci ahaan uga helayaan Aqalka Sare labo kursi oo ay ku helayaan degmooyinka ay ka degan yihiin. gobolka Sanaag . Taasina waa guul u so hoyaay bulshada Maakhir

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*