23rd October 2024  admin  Category :

Haddii dawladdii hore ee  Xasan Culusoow uu  madaxweynaha ka ahaa   ay  saxiixeen in Imaaraadku qaato   dekedda Berbera.  Waa in dawlladda hadda joogtaa  oo uu   madaxweynha ka yahay Farmaajo  ay iyaguna     guddi xaqiiqa  raadis ah u saaraan  wada hadaladii u dhaxayn jiray dawladdi Xasan Culusoow iyo kooxdii Siilaanyo oo ka soo wada jeeday beesha Isaaq ee lagu sheegi  jiray wada hadal u dhaxeeya beelaha waqooyiga Soomaaliya iyo dawladda federaalka. Wada hadalkan ayaa waxa shuruud u ahayd in labada dhinac ayna ku jirin siyaasiyiin ka soo jeeda beesha Daarood

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*