27th November 2024 admin Category :
Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay Amniga Puntland, Xaaladda ka Taagan Magaalada Muqdisho, Dastuurka Dawladda Federaalka iyo Baahinta Wax-qabadka Dawladda.