25th October 2024  admin  Category :

Gudoomiye ku xigeenkii labaad oo hadda hurdada ka soo kacay una jawaabay Jawaari

Gudoomiye kuxigeenka Baarlamaanka Soomaaliya  Muudey ayaa sheegay in uusan burin Mooshinka Jawaari loona balansan yahay Maalinta Sabtida ah . Gudoomiyaha Baarlmaanka jawaari  ayaa horay u sheegay in Sabtida baarlamaanka furmayo oo looga hadlayo arninta Beled Xaawo

https://youtu.be/9li9t5lbShM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*