23rd November 2024 admin Category :
Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya ayaa mooshin laga gudbiyey kaasi oo ay dabada ka riixayaan Raysalwasaare khayre iyo Madaxtoyada Soomaaliya sida ay sheegayaan Warar lagu kalsonaan karo .
Jowhari ayaaa lagu eedeeyey in uusan u hogaansamin xeer hoosaadka Golaha shacabka Iyo Dastuurka dalka mudadii uu xilka hayey waxaana mooshinka loo gudbiyey Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee barlamaanka.