22nd October 2024  admin  Category :

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Jamaal ayaa ka hadlay arrimo ku aadan qilaaf soo kala dhex gallay dadka waratada ah ee suuqa Islii ku ganacsada iyo kuwa dukaamada iska leh, iyo welliba arrimaha ku aadan qaxootiga Soomaaliyeed ee u noqonaya dalkii oo iyana ay caqabada soo food saareen.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*