22nd December 2024 admin Category :
Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa siweyn u beeniyey warar sheegayey inuu muddo kororsi samayn doono, wuxuuna tilmaamay in dalku dastuur leeyahay doorashona ay kadhici doonto 8da January 2019.