25th October 2024  admin  Category :

WARAYSI/ GARAAD CABDULLAHI CALI CIID OO SHEEGEY INEY LEEYHIIN GO’AANKA DHULKOODA,SALUUGNA KA MUUJIYEY SHIRKA JABUUTI IYO PUNTLANDBA.

Waraysigan oo Garaad Cabdullahi Cali Ciid afhayeenka isimada puntland oo waraysi siiyey golaha1960 iyo websaydhada ay wada shaqeeyaan ,ayaa saluug ka muujiyey heshiiska dowladda federalka ,madaxda puntland iyo maamulka somaliland ku gaareen qaabka wadahadalada la filayo u dhacayaan.

Sidoo kale wuxuu sheegay iney qabsan doonaan shir ay gobolada Sanaag iyo Hayland aayahood kaga tashanayaan,sidoo kalena ay qaban doonaan shir ay puntland u dhan tahay oo ay kaga tashanayaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*