30th April 2024  admin  Category :

Beesha Isaaq oo sugaysay  in Wasiirka arimaha gudaha Soomaaliya  laga dhigo nin ka soo jeeda beesha  Habar Gidir,  si ay riwaayadoodii wada hadalka ee  ay  khiyaandu ku jirtay ay halkii uu uga tegay  Abdiraxmaan Odawaa  uga sii wadi lahaayeen,  iyaga oo doonaya sida dhaqanka u ahayd in wasiirka cusub qol mugdi ah kula dhuuntaan

Wiilka Buuhoodle iyo Badhan jooga oo caawa u dabaal degaya sanad guuradii kowaad ee madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi farmaajo, ma kula tahay inuu wada hadal uu la galo dawladda Soomaaliya uu doonayo

Cabdii Faarax Siciid Juxa, markuu ahaa  Wasiirka Arimaha Gudaha iyo federalka somaliya maxaa beesha Isaaq looga maqli waayey wada hadalka  ay maanta  doonayaan marka uu wasiirku noqday beesha Habar gidir iyo C/raxmaan Maxamed Xuseen “Odawaa”

C/samad Macalin Maxamuud, Cabdikariim Xuseen Guuleed,iyo C/raxmaan Maxamed Xuseen “Odawaa”, Waa wasiiraddii arimaha gudaha Soomaaliya soo maray, waxay ka soo wada jeedaan beesha Habar gidir, waa nimankii sida tuugnimada oo aan sharciga ahayn Turkiga iyo Imaaraadka kula shiri jiray beesha Isaaq iyaga oo Soomaali marin habaabinaya ka dhigi jiray in Reer Waqooyi la shirayaan.

Wasiirka Cusub ee  Arrimaha Gudaha Soomaaliya  Cabdi Maxamed Sabriye oo la beel ah nimanka kor ku xusan ayaa isagana la sugayaa jidka uu qaado

https://allsanaag.com/maxay-u-istaageen-wada-hadaladdii-usc-iyo-snm/

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*