26th November 2024 admin Category :
Sida wax loo dilo waa aqaanaa, i rumaysta Dil ayaan ka badbaaday.
Cabdi qabybdiid, oo ah inta taariikhda Soomaalida la ogyahay ah ninkii hal meel ku wada dilay 600 oo qof oo Soomaaliyeed oo isugu jira Dumar, Caruur iyo Curyaamiin, ayaa maanta isaga oo Soomaalida la hadlaya wuxuu leeyahay i rumaysta dil ayaan ka badbaaday.