30th April 2024  admin  Category :

Hoos ka dhegayso madaxweyne ku xigeenkii hore ee  Maxamed Faarax Caydiid, oo ka soo jeeda beesha Ciise Maxamuud. Maxamed Xaaji Aadan waraysigan kii ka horeeyey, waxa laga soo qabtay Huteel Togwajaale ee magaalada Hargaysa , waxaana warbaahinta laga arkay isaga oo dhabar qaawan oo Macawis qura wata. Waraysigan sida la sheegay wuxuu ku bixiyey guri caan ah oo ku yaal magaalada Hargaysa oo loo yaqaan Jeegaanta

https://allsanaag.com/ina-cali-koorka-majeeteen/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*