28th November 2024 admin Category :
Daawo beelaha Muqdisho dega oo dhinac ina Godane iyo Afgaani ay ka qarxinayaan dhinacna Horn cable ayaa daCaayad iyo sheeko aan jirain ka dhaadhicinayaan si ay xaaladda ay ku jiraan ee amni xumada ah ay isugu sii jiraanreer Muqdisho.
Gabadhan weriyaha sheeganaysa Naciimo saalax iyo Xildhibaanka horay isugu qarxiyey reer Muqdisho Saalax Badbaado waa isu adeer, waxayna ka soo wada jeedaan beesha Isaaq. Muqdisho waxay u joogaan in Bulshada halkaa DEGAN ay Maskaxda iyo jidhkaba ka qarxiyaan
https://youtu.be/QuZX4JkOtt8