23rd September 2024  admin  Category :

Innaa lilaahai wa inaa ilayhi Raajicuun    إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ

Ilaahay ha u naxariisto Xaliimo Shacni Suldaan Maxamuud Cali Shire  oo caawa magaalada Toronto ee dalka   Canada ku geeriyootey. Ehelka iyo qaraabadana samir iyo Iimaan Allah ha ka siiyo.
Bahda ALLSNAAG,  waxay  si gaar ah Tacsi  ugu dirayaan  dhamaan qoyska reer Suldaan  Maxamuud Cali Shire meel kasta oo ay caalamka ka joogaan  joogaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*