29th April 2024  admin  Category :

Dekedda Bosaso oo muddo todobaad ah hakad ku jirtay dhaq dhaqaaqa ganacsi ayaa caawa waxaa dib uga bilowday hawlihi wax dejinta.

Arrintaan ayaa ka damaysay ka dib heshiis dhexmaray ganacsatada iyo dowlada kaasi oo laxiriira in si kumeel gaar ay dekeddu ushaqayso sidii hore, iyadoo ganacsatada laga qaadayo khidmadi hore.

Heshiiska ayaa dhaqan galay caawa waxaana Dekedda kusoo xirtay doonyihii ugu horeeyey .

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*