26th December 2024 admin Category :
Xildhibaan Fiqi:Farmaajo ha ogaado dadka reer Galmudug oo Caydiid hogaaminayey waa kuwii dumiyay dowladii dhexe
Mid ka mid Mooryaanta Soomaaliyeed, oo ka mid ah Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya laguna magcaabo Axmed Macalin fiqi ayaa qaab qabiil ugu dhaartay madaxwynaha Soomaaliya Mxamed Cabdulaahi farmaajo isaga oo sheegay in Farmaajo uu marsiin doono halkii uu maray madaxweynihii hore ee Soomaaliya Siyaad Bare
https://youtu.be/S2eHViBb9Rc