28th November 2024 admin Category :
Madaxwaynayaasha deegaanada soomaalida itoobiya iyo oromada ayaa tacsi udiray dhamaanba dadkii ay dhibaatadu kudhacday ee labada deegaan
Sawirka sare waa labada madaxweyne. Madaxweynaha DDSI iyo madaxweynaha kililka Oromada. Daewiishka Ogaadeen nin kaftamaya maaha, Indhaha ayuu galka ka soo saaray