22nd October 2024  admin  Category :

Degmada Badhan oo diyaar u ah Boqolaalka arday ee ka iman doona gobolada Soomaaliya, iyaga oo waxbarasho u soo doonan doono Jaamacadda Maakhir ee degmada Badhan, gobolka Sanaag, Puntland

Jaamacadda Maakhir iyo Jidka Ceel Daahir ayaa guud ahaan  Bulshada reer Maakhir ku dhiira geliyey inay maalgashadaan magaalada Badhan ee gobolka sanaag.  Maanta hadal haynta ugu weyn qurba joogta reer Maakhir waa sidii Guryo iyo  ganacsi ay  uga samaysan lahaayeen magaaladaas.

Xaquuqda sawirada kore Jaamac Debrani

Sawirka Jama Deperani.

Sawirka Jama Deperani.

Sawirka Jama Deperani.

Sawirka Sakariye Maxamed Isticmaar.

Sawirka Daahir Afloow.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*