25th October 2024  admin  Category :

Odayaash Beelaha Hawiye ayaa ugu baaqay dadka dawladda mucaaradnimada la daba taagan in aan dawladda la mucaaradin, waxeeyna sheegeen ineey dadka Muqdisho ay qaraxyadii iyo ballaayadii dhici jirtay ay ka nasteen.

Muddooyinkaan danbe waxaa soo baxay dad doonaya ineey dawladda fashiliyaan iyagoo ka fakaraya masaalixdooda gaarka ah.

https://youtu.be/1YlGuK4G37g

Muqaalka Hoose waa sida ay isku badashay magaalada Muqdisho, laakiin dad ayaa doonaya ineey burburiyaan.

https://youtu.be/lxAfQe6wEcA

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*