22nd December 2024 admin Category :
Waa ku xigeenkii dhiig miiratadii Damuljadiid, waa ninkii Xaaskiisa u magcaabay safiirka Ciraaq, Waa ninkii gobol iyo nus maamul goboleed ugu sameeyey qabyaaladda. Waa nimankii xeryaha ku xeraystay Barakacayaasha Soomaaliyeed si ay lacag uga sameeyaan . Waa ninkii Qolka mugdiga ah kugulakulmi jiray jabhadda SNM . Ku soo dhowaada Ilinta Yaxaaska