25th October 2024  admin  Category :

Siyaasiyiinta HAG, maalin walba arin cusub ayeey Soomali u  keenayaan, oo ka hor imanaysa dawladnimada iyo in isbedel horumarineed uu  Soomaaliya  ka dhaco . Madaxweynihii hore ee Hirshabelle  Cali Cabduulahi Cosoble oo dhowaan xilka laga qaaday, ayaa sheegay inuu caasimaddii Hirshabeele  uu  horay u sii kaxaystay  kana  dhigtay magaalada Baledweyn  ee Beesha uu ka soo jeedo ee  Xawaadle  ay degaaan. Caasimadda Hirshabeele ee la qoonsan yahay ayaa ah Magaalada Jowhar ee gobolka Shabeelaha dhexe

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*