21st September 2024  admin  Category :

Go’aanka Dowladda Puntland oo caawa kasoo baxay Shir Gole Wasiir oo aan caadi aheyn, Kaasi oo uu Shir-guddoomiyey Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor.

Waxaa Warbaahinta la wadaagay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Mudane Maxamuud Caydiid Dirir

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*