16th September 2024  admin  Category :

Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Maxamed (Eelay) ayaa kulan miro dhal ah Magaalada Roma ee Caasimadda Dalka Talyaaniga kula qaatay Agaasimaha guud ee Hay’adda Cunada iyo Beeraha FAO Food and Agriculture Organization Dr QU Dongyu.

Labada mas’uul ayaa ka wada hadlay iskaashiga labada dhinac ee arrimaha horumarinta Xoolaha, Dhirta iyo Daaqasts

Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa dadaal ugu jirto sidii loo horumarin lahaa Waxsoo saarka  beeraha iyo in Xoolaha loo iibgeeyo dalalka  Soomaaliya u diri jirtay xoolaha nool, taasi oo qeyb weyn ka qaadan karto horumarinta dhaqaalaha dalka.

Previous Post

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*