28th November 2024  admin  Category :

Wasiirkii hore ee maaliyadda oo Huteel casri ah ka furta magaalada Hargaysa

Wasiirkii hore ee maaliyadda Soomaaliya ee dawladdii madaxweyne Farmaajo Cabdiraxmaan Ducaale Beyle iyo Xaaskiisa Khadro, ayaa huteel casri ah ka furtay magaalo madaxda gobolka waqoyi galbeed ee Hargaysa.

Hadaba soo lama oran karo hantidan tirada badan ee lagu maal geliyey huteelka waa xatooyo xoola dadweyne iyo hantiddii umadda Soomaaliyeed oo u muuqata in la dhacay,

Maalmaha soo socda ayuu Wasiir Bayle cafis waydiisan doonaa hogaamiyaha maamulka Hargaysa, sidaas ayuu ku tegayaa Hargaysa. Maaha keligiis waxa sidan oo kale sameeyey Sifir, Buubaa,Ina Cumar Cartan Qaalib iyo kuwa kale oo badan oo Muqdisho u yimid inay ka xoogsadaan oo markii danbe Hargaysa ku laabatay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*