
26th February 2025 admin Category :
Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale xafiiska loo doorta 15-kii May 2022, oo hadda laga joogo lix bil.
Markii uu xafiiska la wareegayay waxa uu sameeyay ballan-qaadyo ay ugu waaweynaayeen ka shaqeynta hal ku dhiggiisa doorasho ee “Soomaali heshiis ah dunida na heshiis la ah”, la dagaalanka Al-Shabab, iyo wax ka qabashada abaarta ba’an oo Soomaaliya qarka u saartay macluul.
Haddaba lix bilood kadib maxaa u qabsoomay madaxweynaha: Qaar ka mid ah dadka ku nool magaalada Muqdisho ayaa aragtidooda ka dhiibtay.