9th October 2024  admin  Category :

KU-SIMAHA MADAXWEYNAHA AHNA MADAXWEYNE KU XIGEENKA DOWLADDA PUNTLAND OO SHIR-GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA AMNIGA.

Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa caawa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Amniga Puntland oo looga hadlay Amniga guud ee Puntland iyo warbixino laga dhegaystay xubnaha guddiga.

May be an image of 2 people, people sitting and indoor

Kulanka waxaa ka qayb galay Wasiirka Amniga, Wasiirka Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta, Wasiirka Maaliyada, Wasiirka Qorshaynta, Horumarinta dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Wasiiru dowlaha Madaxtooyada, Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Puntland, Taliyaha Ciidanka Asluubta, Agaasimaha Hay’adda Nabad sugida iyo Sirdoonka Puntland (PISA), Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliiska, iyo La-taliyeyaal Am

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*