24th October 2024  admin  Category :

Atoore Caan ah oo dharbaaxay Shactiroole kale oo isaguna caan

Will Smith ayaa feedh kaga naxsaday Chris Rock iyaga oo dul saaran Masraxa lagu bixinayey Biladda Oskarka ka dib markii shactiro uu ka sameeyey xaaska Atooraha

Smith dib ayuu ugu soo laabtay fadhigisii markii uu soo dharabaaxay Rock wuxuunu ku qaylinayey ” ka dhowr afkaaga xaaskayda hooyadii”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*