6th February 2025 admin Category :
Madaxweynayaashii hore ee Puntland, Gaas iyo Faroole, ayaa ku baaqey in xukuumadda Puntland looga danbeeyo maamulka Gurmadka Qardho. Halka habeenkii xalay Boqor Burhaan oo ka mid ah Isimada Puntland uu isuguna magcaabay Guddiga Gurmadka Qardho