18th April 2024  admin  Category :

Muuse Jaamac Dalaf, oo ka mid ahaa kooxdii u shaqayn jirtay SNM ee Alshabaabka ku abuurtay buuraha Cal-Madow, sahanka iyo saadkana u gayn jiray halkaas , sida lagu sheegay wabixin hore, ayaa mar kale beelaha Isaaq u soo magcaabeen inuu dar dar geliyo howshii uu horay u bilaabay .

Maleeshiyaadka SNM, oo markii uGu horaysay saldhig ka samaystay Bariga magaalada Carmale ayaa taliyahoodda u magcaabay Muuse Jaamac Dalaf.

Mustafe Godane, oo ay aabihii Allah u naxariistee Godane Cali Bile ay ku dileen magaalada Ceerigaabo jabhaddii SNM ee Daahir Xaaji Nuur iyo Ina Mire ay madaxda ka haayeen ayaa arinta ka danbeeya. Waa nasiib daro in gobolka Sanaag oo ka degi la’yahay Agoontii aabayaashood Isir nacaybka loogu dilay gobolka.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*