16th April 2024  admin  Category :

Gudoomiyaha golaha wakiillada Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaaladda Dhahar ee xarunta gobolka Haylaan, waxaana soodhaweynta wafdiga ka qaybgalay qaybaha kala duwan ee bulshada Dhahar

Image may contain: sky, tree, outdoor and nature
Image may contain: 10 people, people standing

Image may contain: 3 people, people standing and hat

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*