26th December 2024 admin Category :
Lixle iyo Sahro halgan waa Mujaahidiin
SNM,Oo Manhajyada Waxbarashada ku Daraysa Dastuurka beelaha Isaaq
Dastuurka beelaha Isaaq, ayaa sheegaya in gacan ku dhiiglayaashii dilay dadka aan la Isirka ahayn inay yihiin Mujaahidiin sida Muuse Biixi iyo Sahro Halgan, halka kuwii ay dilen ay yihiin Faqash. Caruurta gobolada Sool iyo Sanaag , marabida ayaa loo xil saaray inay manhajkan gaarsiiyaan