24th October 2024  admin  Category :

صورة نادرة لجدنا المرحوم الشيخ نور بن محمد بن علي ريرصالح ورسنجلي الدارودي ، من اكبر تجار اللبان في صلالة ، اللهم أسعده برائحة الجنة و نعيمها ، اللهم أسكنه في الفردوس الأعلى ، اللهم امين .

Sawirkani Allah ha u naxariistee waa Sheekh Noor Mohamed Binu Cali , ka soo jeeday beesha reer Saalax, al Warsangeli, al Daarood oo ka mid ahaa ganacsstsds ugu waaweyn ama ugu taajirsan qarnigii sideed iyo tobnaad Khaliijka, xaruntiisuna waxay ahsyd Salaala dalka Cumaan .Sawirkan waxaa la qaaday sanadkii miilaadigu ahaa 1902.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*