16th September 2024  admin  Category :

Cabdulqaadir Maxamed Cali: 27 sano ayuu dalka ka maqnaa, markii uu yimid waxaa lagu dilay Hotel Xayaat

Kadib 27 sano oo uu ka maqnaa Soomaaliya ayaa maalin kadib soo noqoshadiisii wuxuu Abdulqaadir Maxamed Cali ku geeriyooday weerarkii Hotel Xayaat ee Magaalada Muqdisho.

Allah ha u naxariistee Cbdulqaadir Maxamed Cali oo ahaa nin dhalinyaro ah muudo dheer na ku maqnaa dalka Koonfur Africa ayaa soo booqday waalidkiis iyo walaalihiis oo muddo dheer ay ugu dambeysay.

Waxaa maydkiisa la la’aa muddo ka badan Laba cisho markii Qaraxa uu ka dhacay hotelka.

Dr. Ayaan Maxamed Cali oo ay walaalo yihiin Abdulqaadir Maxamed Cali ayaa ka waramaya

https://www.voasomali.com/a/cabdulqaadir-maxamed-cali-27-sano-ayuu-dalka-ka-maqnaa-markii-uu-yimid-wuxuu-ku-dhintay-hotel-xayaat/6719839.html

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*