19th September 2024  admin  Category :

Ma Wasiir Qaranbaa mise waa wiil ka shaqeeya Guriga RW Khayre.

Saadiq Warfaa, wasiirka shaqada iyo iyo Arrimaha bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa sida muuqata u dhaqmaya inuu yahay shaqaalaha guriga RW Khayre. Ina Cali Koore, Indha case iyo Indho indho weli ma gaarin heerka inay tagaan xaafadaha beelaha madaxda Hargaysa oo ay yiraahdaan Salaan ayaan idiin ka wadnaa Siilaanyo iyo Biixi.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*