19th September 2024  admin  Category :

Waxaa Caawa kula kulaney Hotelka Grand ee Caasimada Puntland Guddiga Wadada Ceeldaahir ,Badhan ,Cerigabo ,waxaa la is la qaatay sida ugu dhakh saha badan ee arintaas loo dardar galin lahaa , Waxaa ka soo Qayb galay Kulan kaas :
1)Wasiirka Xanaanada Xoolaha
2) Wasiir ku- Xigeenka Arimaha Gudaha ,Federaalka Iyo Dimuquraadiyadda
3)Wasiir ku- Xigeenka Duulista Hawada Iyo Garoomada
4)Wasiir ku-xigeenka Ganacsiga
5)Wasiir Ku – Xigeenka Dagaanka Iyo Beeraha
6)Wasiir ku-xigeenka Shaqada ,Shaqaalaha Iyo Dhalinyarada
7)Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta Iyo Isgaarsiinta
8)Xildhibaan Cali Ahmed Dhahar
8)Xildhibaan Kulac
9)Barasaabka Gobolka Sanaag Ciyoon
10)Guddiga Wadada Ceeldaahir ,Badhan ,Cerigabo

 

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*