22nd December 2024 admin Category :
11/15/2010] Xildhibaanada Caasho Axmed Cabdalle oo waraysi bixisay | |
Kulan Maanta Magaalada Muqdisho ay ku yeesheen Xildhibaano ka soo jeeda Deegaanada Puntland ayaa ku dhaliileen Siyaasada Dawlada Soomaliya iyo Hanaanka loo dhisay Golaha Wasiirada Cusub.
Xildhibaanadan oo ka tirsan Golaha Baarlamanka Soomaliya ayaa Waxay Kulankooda oo ku qotomay Dhismaha Golaha Wasiirada Cusub ee Dawlada Soomaliya ayaa Waxay ku gaarteen Go,aan ku saabsan in aysan Taageeri Doonin Golaha Wasiirada Cusub ee Dawlada Soomaliya Marka la horkeeno Baarlamanka Soomaliya. |