10th July 2026  admin  Category :

150 lamaane ah ayaa ku aqal galay Deir al Balah, Gaza markay bishu ahayd April 24. Meher wareedkan ayaa dhacay mar xaaladdu ay ku adag tahay shacabka Falastiin, lamaanyasha qaarkood ayaa waxay waayeen qaar ka mid ah xubnaha jirkooda

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*