7th September 2024  admin  Category :

150 kun Neef oo Ari ah oo ay qaadayaan 8 Doonyood iyo 2 Markab ayaa caawa ka dhoofay Dekedda magaalada Boosaaso, waxaana kormeeray Masuuliyiin uu hogaaminayo Wasiirka Xanaanada Xoolaha DPL Maxamed Cabdulaahi Libaaxe.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*