4th October 2026  admin  Category :

Maalintii Obama la dooratay 98 jir ayeey hayd, wax badan oo kalena waa u soo joogtay

Naomi Whitehead waxay ku dhalatay gobolka Georgia ee Maraykanka, sanadkii1910. Inta la ogyahay waa qofkii ugu horeeyey ee d’adaa gaara dalka Maraykanka iyo qofkii labaad ee Aduunta gaara . Marki ay dhalatay Sayidkii iyo Garaad Maxamuud waa noolaayeen. Maalintii aynu xornimada qaadanay waxay ahayd ayeeyo 50 jir ah. Waxay dhashay sadex wiil, waxay sii dhaleen 12 Caruu rah, iyaguna waxay sii dhaleen 28 iyana waxay sii dhaleen 49 caruur ah., iyana waxay sii dhaleen 3 caruur ah
12 grandchildren, 28 great-grandchildren, 49 great-great-grandchildren and three great-great-great-grandchildren.
Markii Gabadhii madoobayd ee Rosa Parks ay diiday inay fariisato Kursiga danbe ee Baska 45 jir ayeey ahayd. Maalintii Obama la doortayna 98 jir ayeey ahayd

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*