27th November 2024 admin Category :
Muuse Biixi, 88 xil ayuu u magcaabay Dirta waqooyi, 12 beelaha Harti. Labo iyo tobonka labo ka mid wax uu u magcaabay Beesha Warsangeli.
Beesha Subeer Awal
1.Wasiirka Ariimaha dibada
2.Wasiirka Boosaha iyo isgaadhsinta
3.Wasiirka Warfaafinta iyo Dhaqanka
4.Wasiirka Hormarinta wadooyinka
5.Wasiir ku x Ariimaha gudaha iyo amniiga
6.Hanti dhawraha guud ee qaranka
7.Mareeyaha Hawada iyo Madaarada
8.Mareeyaha Ka hortaga Abaaraha iyo kaydka raashinka
9.Gudoomiyaha gobalka gabiley
10.Gudoomiyaha Gobalka salaal
11.Gudoomiyaha Gobalka saraar
12.Gud ku xigeenka Gobalka maroodijeex
13.Safiir ku xigeenka Ethiopia
14.Aggasimaha guud ee Madaxtooyada
15.Aggasimaha guud Ee caafimadka
16.Aggasimaha guud ee Maaliyada
17.Aggasimaha Guud Maalgashiga
18.Aggasimaha guud ee Shaqada iyo ariimaha bulshada
19.Aggasimaha guud ee qorshaynta qaranka
20.Gud ku xigeenka Haayada tayada
21.Aggasimaha Guud Ee banka Dhexe
22.Xubin Gudiida Qandarasyada Qaranka
23.Xubin Gudiida Qandarasyada Qaranka
Beesha Habar Jeclo
1.Wasiirka Ariimaha gudaha iyo amniiga qaranka
2.Wasiirka Dastuurka iyo Golayaasha
3.Wasiirka Macdanta
4.Wasiirka shaqada iyo ariimaha bulshada
5.Wasiirka Xanaanada xoolaha iyo kaluumaysiga
6.Wasiir ku xigeenka caafimadka
7.Gudoomiyaha haayada Qaxoontiga
8.Gudoomiyaha gobalka Awdal
9.Gudoomiyaha gobalka maroodijeex
10.Gudoomiyaha Hayada Tayaada cuntada
11.Gudoomiye ku xigeenka hayada wadooyinka
12.Safiir ku xigeenka Dalka Kenya
13.Safiirka Midowga Africa
14.Aggasimaha guud Ariimaha dibada
15.Aggasimaha guud ee Cadaalada
16.Aggasimaha guud ee Hormariinta reer miga iyo deeganka
17.Aggasimaha guud hawlaha guud iyo guryaaynta
18.Aggasimaha Guud ee Ganacsiga warshadaha iyo dalxiiska
19.Gudoomiyaha Gudiida Qandarasyada Qaranka
Beesha Garxaajis
1.Wasiirka Maaliyada
2.Wasiirka Caafimadka
3.Wasiirka Ciyaaraha
4.Wasiirka Deganka
5.Wasiir ku xigeenka waxbarashada
6.Wasiir ku xigeenka warfaafinta
7.Gudoomiyaha Gobalka Togdheer
8.Gudoomiyaha Gobalka Hawd
9.Gudoomiye ku xigeenka Gobalka saaxil
10.Afhayeenka Madaxtooyada
11.Safiirka Ethiopia
12.Aggasimaha Boosaha
13.Aggasimaha Dastuurka iyo xidhiidhka golayasha
14.Aggasimaha Degmooyinka iyo dawlada hoose
15.Aggasimaha gadiidka
16.Gudoomiyaha Banka Dhexe
17.Gudoomiye ku xigeenka Qandarasyada Qaranka
18.Xubin Gudiida Qandarasyada Qaranka
19.Lataliyaha Ariimaha Naafada
Beesha Arab
1.Wasiirka Diinta iyo waqaafta
2.Wasiirka maalgashiga
3.Wasiir ku xigeenka ariimaha gudaha
4.Gudoomiyaha Gobalka sanaag
5.Safiirka Qaraamada midoobay
6.Aggasimaha Ciyaaraha
7.Aggasimaha Beeraha
8.Xubin Gudiida Qandarasyada Qaranka
Beesha Ayuub
1.Wasiir ku xigeenka xanaanada xoolaha iyo kaluumaysiga
2.Aggasimaha macdanta
3.Madaxa hormariinta Mashaaricda Dalka
Toljeclo
1.Wasiir mu xigeenka Maaliyada
Beelaha Harti
1.Wasiirka wasaarada biyaha
2.Wasiirka Hawlaha guud iyo guryaaynta
3.Wasiirka Waxbarashada iyo sayniska
4.Wasiirka Gaashandhiga qaranka
5.Wasiir ku xigeenka Hormarinta jidaadka iyo gadiidka
6.Gudoomiyaha gobalka Buhoodle
7.Aggasimaha diinta iyo waqaafta
8.Aggasima Amniiga
9.Aggasimaha Warfaafinta
10.Aggasimaha maamulka iyo lacagta koomishinka aydhiska
11.Mareeye ku xigeenka Ka hortaaga abaaraha iyo kaydka raashinka
12.Xubin Gudiida Qandarasyada Qaranka
Beesha Samaroon
1.Wasiirka wasaarada beeraha
2.Wasiirka wasaarada qorshaynta qaranka
3.Wasiirka Wasaarada ganacsiga,warshadaha iyo dalxiiska
4.Gudoomiyaha gobalka Saaxil
5.Gudoomiye ku xigeenka Haayada qaxoontiga
6.Aggasimaha wasaarada Biyaaha
7.Aggasimaha wasaarada tacliinta sare
8.Aggasimaha wasaarada xanaanada xoolaha iyo kaluumaysiga
9.Mareeyaha Haayada Wadooyinka
10.Xubin Gudiida Qandarasyada Qaranka
11.Gudoomiye ku xigeenka gobalka Salal
Beesha Ciise
1.Wasiirka wasaarada Cadaalada
2.Aggasimaha wasaarada waxbaraashada
Beesha Gabooye
1.Wasiir ku xigeenka Wasaarada qorshaynta qaranka
Beesha Fiqishini
1.Lataliyaha Madaxwaynaha Ariimaha bulshada