
22nd February 2025 admin Category :
Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland wuxuu saaka soo gebogabeeyay hannaankii diiwangelinta Ururada Siyaasadda Puntland ee soo bilaamatay 15kii December 2019.
Waxaa buuxiyay shuruudihii laga rabay Ururada 10 Urur Siyaasadeed – hoos ka akhri magacyadooda. Guddigu wuxuu u hambalyaynayaa Ururada Siyaasadda buuxiyay shuruudihii ururnimo, dhowaan ayaana la guddoonsiindoonaa shahaadadii rasmiga ahayd ee ururnimo.
Warbixinta oo dhamaystiran kaga bogo Warsaxaafdeedka hoose.
