29th March 2024  admin  Category :

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL, isimmo ka yimid gayiga Soomaalida iyo madax kale ayaa ka qayb galay Salaada Jinaasada maydka Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo lagu tukaday Garoowe.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*