20th June 2019  admin  Category :

Mid ka mid ah marabida u shaqeeysa SNMta ayaa been ka sheegay dadka degan gobolada Sool iyo Sanaag, isagoona sheegay in dadku ay wada yihiin SNM taas oo ah mid aan waxba ka jirin. Sidoo kalle, shaqsigan ayaa sheegay in aysan jirin ciidan tiro badan oo ka baxay maamulkaas, balse ay yihiin labo askari oo kalliya.

Inta badan dadka u shaqeeya beesha Isaaq waxeey isku dayaan ineey ka sheegaan idaacadaha wax gancinaya shaqsiga ay u shaqeeyaan si xilkooda ay u sii heeystaan.

Allsaanag.com

5 thoughts on “Yaa la Iska Iibinayaa?

  1. YUSUF

    FAYSAL CALI WARAABE BAA SHEEGAY OO DHAHAY MAXAY NAGU DARSADEEN….WAA INTII WAXBA LOOGA DIRSAN WAAYAY SOMALIA KK

    Reply
  2. Cantar

    Kan anigaa aqaan waa xanuunsanyahay dhowr jeer oo horena wuu waashay oo waa la xir xiri jirey. Iidoorkuna waa yaqaanaan oo waa waxa ay ugu yiraahdeen wasiir baad tahay, weliba cadaalada ah. Nin ka liita oo aduunka jooga hal nin baa jira waa ina koore
    Ilaahayow ku caafi oo iidoorka bariiskooda wax kuu dhaama Allah ha ku siiyo

    Reply
  3. Abdallah mohamed

    FAQASH UUN BAAD KA TAHAY HARGAYSA CRAZAAQOW EE DADKA AAD MARTIDA U TIHIIN BAL IS WEYDIIYA WAXAY IDIIN ARKAAN ,WAXAY IDIIN ARKAAN DAD CASHUURTA MASAAKIINTOODA KU NOOL OO MAGANGELYA AH OO NOLOL USOO DOONTAY HARGAYSA, OO IYAGU DHIIGOODA IYO KAADIDOODA KU JOOGAAN ADEERKAANA AY KA ERYEEN DHULKAANA IYAGU LEEYIHIIN OO INGIRIIS SIIYEY OO HADDII AADAN MAAMULKA YAR EE Y TAGTEEN BEEL AHAAN AADAN RAALLI KU AHAYN AAD DHULKAANA KA GUURTID KKKK MARKA ADIGOO KA SOO JEEDA SOOMALI WEYN IYO DAAROOD OO DHUL BALLAADHAN DEGAN MA WAXAASAA RAALLI KU TAHAY

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*