29th March 2024  admin  Category :

Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Ma Aaran jaan buu u shaqeeyaa.

Daawo Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobadaareed) ayaa  ugu hor gacan taagay in la ansixiyo Dawladda Cabdiraxmaan Farioole Iyo Shido soo dhiseen . Gudoomiyaha Baarlamaanka Dhooba daareed   ayuu ahaa ninkii ansixiyey in duuduub wax lagu ansixiyo.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland ee hadda xilka haya Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobadaareed) ayaa wuxuu  noqonayaa  Gudoomiyihii ugu  horeeyey ee la hor keeno Gole wasiiro oo la sii  dhaariyey  , kalsooni laga qabo awgeed . Hadaba Gudoomiyhu ma dano koox gaar ah ayuu u shaqeeyaa mise umadda Puntland

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*