28th March 2024  admin  Category :

Bulshada ku dhaqan Godob Jiraan ayaa maanta keenay xoolo loogu tallagalay ciidanka xoreeynta gobolka Sool.

Hadaba, beesha Isaaq ayaan welli quusan, laakiin waxaa dhab ah in ay danba u quusan doonaan. Soomaalidana waxee tiraahdaa, “Nimaan quusan, isaga ayaa quus ah.”

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*