29th March 2024  admin  Category :

Ilyaas Cali Xasan, waa Senetor Soomaaliyeed oo  ka soo jeeda beesha Mirifle- Eelay, qaraxii maanta ka dhacay Muqdisho ayuu  ku lamaaniyey sawirka   Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle, isaga oo Bulshada uga dhigaya in Beyle qaraaxa ka danbeeyey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*