29th March 2024  admin  Category :

Xildhibaan sheegay in Akhlaaqdii ka xumaatay reer Puntland intii madaxweyne Deni xilka hayey.

Xildhibaan Xasan Cali Daad,oo ahaa agaasime ku xigeenkii hore ee madaxtoouada Punland lagana soo dooto gobolka Mudug ayaa madaxweynaha Puntland ku eedeeyey inuu akhlaaqdii ka xumeeyey Bulshada reer Puntland, isaga wax cadayn ah raacin.

Sidoo kale Xildhibaankan ayaa isaga oo bulshada Kicinaya sheegay in madaxweynaha sharciga lagu doortay ay maalmu u harsan yihiin isaga oo doonaya inuu Bulshada kiciyo. Xildhibaankan ayaa ka mid ahaa dhalinyaro Caasho Geele u gaysay madaxweyne Gaas si xilal loogu magcaabo. Todoba hal mar agaasimayaal loo magcaabay ayuu ka mid ahaa.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*